Saraakiil & dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo caawa lagu laayey duleedka Aw-dheegle

Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Midowga Midowga Afrika ee AMISOM ayaa fiidnimadii hore ee caawa duqeyn ku dilay saraakiil iyo ciidamo ka tirsan kooxda Al-Shabaab sida ay sheegtay warbaahinta dowlada. Duqeyntan ayey ciidamadu ka fuliyeen duleedka Koonfureed ee degmada Awdheegle ka dib markii ay ciidamada Xoogga dalka ay ka war heleen inay goobtaas isku urursadeen … Continue reading Saraakiil & dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo caawa lagu laayey duleedka Aw-dheegle